DAAWO;-Wasiiro Kormeer Goobaha Diwaan Galintu Ka Socoto Ee Gobolka Maroodi Jeex. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wasiiro Kormeer Goobaha Diwaan Galintu Ka Socoto Ee Gobolka Maroodi Jeex.
December 15, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada isgaadhsiinta iyo technolajiyada,maareeyaha haayada ka hortaga aafooyinka qaranka iyo masuuliyiin kale ayaa manta kormeer kusoo maray deegaanada faro wayne,wado bariis iyo dacarta ee ay diwaan galintu ka socoto ee gobolka maroodi jeex.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS