|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wasiirka Malgashiga Somaliland Oo La Kulmay Maalgashadayal Wadanka Kenya.
December 7, 2020 - Written by Editor:NAIROBI(W,N)-Wasiira wasaarada maalgashiga Somaliland oo ku sugan dalka Kenya ayaa kulan la yeeshay ganacsato maalgadashayaal Kenya ah kuwaasi oo uu kula kulmay caasimada Nairobi. Kulan ayaa waxaa ugu horay ka hadlay safiir kuxigeenka somaliland ufadhiya dalka kenya Amb Sharmaake Geele. Wasirka maalgashiga ayaa faah faahin ka bixiyay safarka uu ku jooga Kenya iyo waxyaabaha ay kawada hadleen maalgashadayaashan uu la kulmay. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:War Deg-Dega:Halkan Ka Akhriso Madaxwayne Silaanyo Oo Xilal Cusub Hada Magacaabay Xilka Qaadisna Ku ... Gantaalkii ka Fakaday Dalka Shiinaha Oo Saacadaha Soo Socda Lafilayo In Uu Dhulka Kusoo Dhaco Iyo D... Wasiirka Waxbarashada Oo Shaaca Ka Qaadday Inay Al-baabbada U Laabeen Jaamacaddii U Horraysay Ee Ku ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|