|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Siyaasi Cali Guray Oo Ka Hadlay Sida Ay Beesha Caalamku Uga Rajo Dhigtay Hogaaminta Madaxwayne Biixi,
December 27, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf (cali guray) oo kamid ah siyaasiyiinta ka falooda arimaha geeska ayaa ka dayriyay sida wadamada Somaliland ka taageera doorashooyinka uga rajo dhigeen hogaaminta madaxwayne biixi oo u sheegay in ay xataa ku faraxsanayn in ay la kulmaan Sidoo kale siyaasi cali guray ayaa sheegay in xisbiyadii Somaliland fashilmeen jeebkana ugaleen biixi shacabka Somaliland oo leh awooda ugu saraysana ay caqabad ku noqotay qabyaaladu kala taageerida xisbiyada iyo xukuumada ooo labadooduba ku fashilmay xilalkoodii HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Daawo:Maxkamada Sare Ee Somaliland Oo Maanta Si Rasmi ah Ula Wareegtay Shaqaalihii iyo Dhaqaalihii M... Guddoomiyaha Maxkamada Sare ee Somaliland oo Kulan La Qaatay Maamulka Gobolka Togdheer, Laamaha Amni... Shirkada DP WORLD Oo War Saxafadeed Kasoo Saartay Hawlaha Ay Ka Bilowday Dekeda Berbera Iyo Waxyaa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|