|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Magaalo Ganacsiyeedka Tog Wajaale Oo Laga Fuliyay Olole Nadaafadeed.
December 17, 2020 - Written by Editor:TOG WAJAALE(W,N)-Maamulka degmada tog wajaale ee gobolka gabiley ayaa manta gudaha magaalada ka fuliyay olole lagu nadiifinayo qashinka magaalada. Olole nadaafadeedkan magaalada wajaale ayaa waxaa fuliyay maamulka iyo shaqaalaha dawlada hoose Sidoo kale badhasaabka gobolka gabiley ayaa goob joog ka ahaa ololaha lagu nadiifinayay gudaha magaalada iyo goobaha qashinka lagu daadiyo.
Waxaana muhiimada ololahan ka hadlay maamulka degmada iyo badhasaabka gobolka gabiley oo isagu mudo bil ah ku sugan magaalada si uu xogogaal ugu noqday xaalada dhabka ah ee degmada. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Ciidamada Dabdamiska Hargeysa Oo Soo Saaray Maydka Wiil Dhalinyaro ah Oo Ku Dhintay Barkad Biyood Ku... “Wadooyin Suuqa Waaheen Ku Yaala Oo la Iibiyay Majiraan, Aniguna Xilkan Umaan Iman, In Aan Wadooyin ... “Intaan Xilka Hayay Waxaan Ku Dhaaranayaa In Aanan Qaadanin, Hal Mitir Oo Qaranku Leeyahay”Ex Wasii... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|