|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Magaalo Ganacsiyeedka Tog Wajaale Oo Laga Fuliyay Olole Nadaafadeed.
December 17, 2020 - Written by Editor:TOG WAJAALE(W,N)-Maamulka degmada tog wajaale ee gobolka gabiley ayaa manta gudaha magaalada ka fuliyay olole lagu nadiifinayo qashinka magaalada. Olole nadaafadeedkan magaalada wajaale ayaa waxaa fuliyay maamulka iyo shaqaalaha dawlada hoose Sidoo kale badhasaabka gobolka gabiley ayaa goob joog ka ahaa ololaha lagu nadiifinayay gudaha magaalada iyo goobaha qashinka lagu daadiyo.
Waxaana muhiimada ololahan ka hadlay maamulka degmada iyo badhasaabka gobolka gabiley oo isagu mudo bil ah ku sugan magaalada si uu xogogaal ugu noqday xaalada dhabka ah ee degmada. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Daawo: Safiirka Somaliland U Fadhiya Jabuuti Oo Ka Qayb Galay Shir Urur Goboleedka IGAD Soo Qaban Qa... DAAWO ; Wasiirka Maaliyada Oo Dafiray Hadal Uu Dhawaan ku Aflagaadeeyay Bulshada Gobolka Sool Iyo... Halkan Ka Daawo Dawlada Hindiya Oo Maxaabiis Dhan 118 Qof Oo Somali 50 qof Dil Ku Xukuntay Halka Int... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|