|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Madaxwaynaha Jsl Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Safarkiisii Dalka Kenya Iyo Jawaabaha Su,aalo Laga Waydiiyay!
December 16, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynaha jamhuuriyada somaliland muuse biixi oo galabta dalka dib ugu soo laabtay ayaa faah faahin ka bixiyay safarkii uu ku tagay dalka kenya iyo waxyaabaha uga soo qabsoomay.
Sidoo kale madaxwayne biixi ayaa ka waramay qodobada ay ku heshiiyeen madaxwaynaha kenya iyo faa,iidooyinka ugu jira somaliland, Dhanka kale madaxwayne biixi ayaa su,aalo laga waydiiyay safarkiisa iyo jawaabaha uu ka bixiyay. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Qayb-Galay Madal Ay Shirkadda Somtel Ku Daah-Furtay Saamiyo Cusub Oo... Baasaboorada ugu Qiimaha Badan & Kuwa Ugu Qiimaha Xun Dunida oo La Soo Bandhigay + Kaalinta Somalia ... Xildhibaano Ka Tirsan Golaha Guurtida Somaliland oo Xukuumada ugu baaqay inay Si deg deg ah Xabsiga ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|