|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maayarka Gabiley Oo Deeq Lacag Ah Ka Gudoomay Ururka Al Khayriya, Soona Kormeeray Dhismaha Maktabada Gabiley.
December 28, 2020 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Maayarka magaalada gabiley oo ay weheliyaan xubno katirsan xildhibaanada golaha deegaanka gabiley ayaa deeq lacag ka gudoomay ururka alkhiyara oo fadhigoodu yahay dalka ingiriirsan deeqdaasi oo ay ugu deeqeen dhismaha maktabada gabiley oo xiligan gabo gabo ku dhow.
Sidoo kale maayarka gabiley iyo xubnihii ka socday ururka deeqdasoo gaadhsiyay ayaa kormeer ku tagay dhismaha maktabada gabiley,
Maayarka magaalada gabiley ayaa uga mahad celiyay deeqdan ururka alkhayriya oo ay wakiil ka ahayd Marwo shurgi maax.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Mukhalas laga Eryay Alaabaha Uu ka Cashuuri Jiray Madaarka Hargaysa Oo la Soo Bandhigay Sobobaha l... Marwada koowaad Ee Madaxweynaha JSL, Marwo Aamina Xaaji Maxamed Jirde Ayaa Maanta Sidii Caadada U Ah... DAAWO ;Wasiirka Arimaha Gudaha Waran Cade Oo Taagdarada Xukuumada Siilaanyo kula Galgashay Dawalad... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|