|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Hooyada Dhashay Muwaadin Ay Xukuumada Somaliland Udhiibtay Dalka Jabuuti Oo Markale Fariin Qiiro Leh Udiray Madaxwayne Biixi!
December 25, 2020 - Written by Editor:“Hooyo La Dulmay baan Ahayn Oo La Midab Takooray Inankeediina Loo Dhiibay Dalka Jabuuti”Faadumo Fariid. GABILEY(W,N)-Hooyada dhashay Cabdilaahi Sheikh Cabdiraxmaan Oo Ah Muwaadin udhashay Somaliland islamarkaana Xukuumadii Axmed siilaanyo hore ugacan galisay dalka jabuuti kuna xidhan mudo todoba sano islamarkaana uu madaxwayne muuse biixi hore usheegay in ay dawlada jabuuti kala hadleen xadhigiisa iyo sidii loo soo furdaamin lahaa ayaa markale fariin murugo leh udiray madaxwaynaha Somaliland oo ay ka codsatay in uu inankeeda sharcidarada lagu dhiibay dalka Jabuuti usoo daayo maadama oo hada ku sugan yahay dalka jabuuti. Sidoo kale waxaa shacabka Somaliland iswaydiinayaa Madaxwayne biixi ma fulin doonaa balanta uu qaaday ee ah in muwaadinkan uu kazoo daydoono dawlada jabuuti ee uu ku xidhan yahay xabsigeeda HALKAN KA DAAWO FARIINTA HOOYADA DHASHAY WIILKA KUXIDHAN JABUUTI IYO HADALKII MADAXWAYNE BIIXI UU KU BALAN QAADAY IN AY KA HAWLGALAYAAN SOODAYNTIISA; Related posts:Komishanka Doorashooyinka Qaranka oo Madaarka Cigaal Kasoo Dejiyay Agabkii Udanbeeyay Ee Doorashada! Dawlada Hoose Ee Caasimada Hargaysa Oo Bilowday Wajigii 1aad Ee Dhismaha Wadada Dhakhtarka Dabada Ma... DAAWO;-Madaxwaynaha Dalka Jabuuti Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wafti Ka Socday Xukuumada Somaliland Iy... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|