|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Gudoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Oo Sheegay In Ay Kordhinayaan Mudada Diwaangalinta Ee Gobolka Maroodi Jeex.
December 16, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Shacabka ku dhaqan magaalada hargaysa iyo xisbiyada mucaaridka ayaa labadii maalmood ee udanbaysy ka hadlayay cabashada shacabka gobolka maroodi jeex oo aanay ku filnayn mudadii afar cisho ahayd ee loogu talo galay in ay socoto diwaan galinta codbixiyayaashu. Komishanka doorashooyinka somaliland ayaa iyagu ka jawaabay cabashada shacabka gobolka maroodii jeex isagoo sheegay in ay kordhinayaa wakhtiga samanay doonaan goobo wareego oo ay dadwaynuhu iska diwan galiyaan.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN Related posts:Hadaanu Nahay Taagerayasha North America ee Xisbiga Ucid Waxan Taagero Buuxda u Haynaa Xoghayaha... Madaxwaynaha Jsl Iyo Hogaanka Xisbiyada Mucaaridka Oo Caawa Kulan Ku Yeeshay Qasriga Madaxtooyada Iy... Daawo: Qaar Kamida Maxaabiistii Ka Baxsatay Jeelka Laascaanood Oo Ka Hadlay Siday Ugu Suuro Gashay I... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|