DAAWO;-Deeq Raashin Ah Oo La Gaadhsiiyay Dadka Danyarta Ee Ku Dhaqan Magaalada Gabiley. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Deeq Raashin Ah Oo La Gaadhsiiyay Dadka Danyarta Ee Ku Dhaqan Magaalada Gabiley.
December 7, 2020 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Badhasaabka gobolka gabiley ayaa deeq raashin ah oo haayada ku wait ugu deeqday qoysaska danyarta ah ee ku dhaqan magaalada gabiley.

Waxaana qaybinta deeqdan ka hadlay madaxa haayada kuwait iyo badhasaabka gobolka gabiley iyo xubno kale.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS