DAAWO;-Aas Qaran Oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuum Macalin Cabdilaahi Jaamac Bookh Oo Mudo Dheer Kamid Ahaa Bahda Waxbarshada Jsl. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Aas Qaran Oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuum Macalin Cabdilaahi Jaamac Bookh Oo Mudo Dheer Kamid Ahaa Bahda Waxbarshada Jsl.
December 23, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Alle Ha unaxaristee waxaa manta magaalada hargaysa aas qaran loogu sameeyay Marxuum Macalin Cabdilaahi Jaamac Bookh oo mudo dheer kamid ahaa barayaasha waxbarashada Somaliland ee seeska udhigay waxbarashada Jamhuuriyada Somaliland

Waxaana aaska marxuumka ka qaybgalay masuuliyinta wasaarada waxbarashada xildhibaano iyo boqolaal kamid ah ardaydii uu wax soo baray, madaxdhaqameed kuwaasi oo tacsi udiray qoyskii uu ka baxay iyo guud ahaan shacabka reer Somaliland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS