|
|||||
WAJAALE NEWS
Cisbitaalka Mahdi Oo Ku Guulaystay Kiis Caafimaad Oo Dalka Waxba Lagaga Qaban Waayay Hore.
December 14, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Cisbitaalka Mahdi eek u yaala magaalada hargaysa ooh ore ugaar ahaan caruurta ayaa dhawaan soo kordhiyay qayb qaliinada ah taasi oo manta ku guulaysatay qaliin ay ku sameeyeen hooyo kiiskeeda caafimaad dalka waxba lagaga qaban kari waayay. Mid kamid ah Dhakhaatiirka ka hawl gala cisbitaalka Mahdi ayaa faah faahin ka bixiyay kiisan ay ku guulaysteen oo ay badbaadiyeen hooyo xaaladeeda caafimaad culus. Hooyo lagu guulaystay kiiskeeda caafimaad ayaa faah faahin ka bixisay xaaladeeda HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Garyaqaano Bayaan Sharci Kasoo Saaray Go,aankii Uu MadaxwanahaJsl Dib Ugu Soo Celiyay Golaha Wakiila... Gudoomiye Kuxigeenka Xisbiga Ucid Marxuum Prof Qaasim Sheikh Ibraahim Oo Caawa Ku Geeriyooday Magaa... Hoos Ka Daawo Barnaamij Aad U Xiiso Badan Oo Ay Diyaarisay Gudoomiya Ururka Project Hope Marwo Suhuu... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|