|
|||||
WAJAALE NEWS
Bulshada Ku Ganacsata Suuqa Gobonimo Ee Magaalada Hargaysa Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Shirkad Kooto Loogu Xidhayo Shaqadoodii!
December 29, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Dadwaynaha danyarta ah ee ku ganacsada suuqa gobonimo gaar ahaan khudaarta ee magaalada hargaysa ayaa cabasho ka muujiyay ganacsato ku soo duulay oo doonaya in kooto loogu xidhan waxyaabihii ay ka ganacsan jireen islamarkaa uu itoobiya muuskii ka keenayo ganacsade loo xidhay.
Sidoo kale waxaa ganacsatada suuqa gobonimo booqasho ugu tahay masuuliyiin ka socda xisbiga wadani oo uu horkacayo siyaasi xamse khayre oo kamid ah hogaanka xisbiga iyo masuuliyiin kale kuwaasi oo xukuumada ugu baaqay in ay hoos u eegto muwaadiniinta isagoo baaq udiray golaha wakiilada. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts: Ruushka Oo Aqoonsaday Madaxbanaanida Jamhuuriyada Cusub Ee Crimea Iyo Ukraine & Dawladaha Reer Gal... Gudoomiye faysal Oo ka Digay Qorshe Uu farmaajo Itoobiya Iyo Eritrea Kagala Tashaday Weerar Ka Dhan ... Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Oo hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Xuska Sannad-Guurada 33-Aad ka Soo W... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|