|
|||||
WAJAALE NEWS
Xisbiga Kulmiye Oo Masuul Cusub Umagacaabay Gudoomiyaha Xisbiga Ee Gobolka Saaxil.
November 25, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Guddoomiye-ku-xigeenka labaad Ee Xisbiga KULMIYE, Mudane Axmed Cabdi Xuseen (Axmed Cabdi-dheere), Ayaa Maanta Guddoomiye Cusub U magacaabay Gobolka Saaxil. Mudane, Sacad Cilmi Guuleed ayaa loo magacaabay inuu noqdo Guddoomiyaha cusub ee xisbiga madax uga wakiil ah Gobolka Saaxil. Qoraalka magacaabista Guddoomiyaha cusub ee xisbiga KULMIYE ee Gobolka Saaxil oo uu soo saaray Guddoomiye-ku-xigeenka labaad ee xisbiga KULMIYE Mudane Axmed Cabdi Xuseen (Axmed Cabdi-dheere), waxa uu u qornaa sidan:- Related posts:Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile Oo Dhaliilay Hogaanka Ciidanka Police-ka, Soona Dhaweeyey Darajooyi... Haayada ICRC Oo Xaqiijisay Tirada Maxaabiistii Dagaalka Ee Ay Kala Qabsadeen Somaliland Iyo Puntlan... Daawo:“Waxan U Arkaa In Ninka La Yidhaa Badmadaw In Uu Magaca Bar Madaw U Qalmo Waxaanu Bar Madaw Ku... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|