|
|||||
WAJAALE NEWS
Masuuliyiin Uu Horkacaya Siyaasi Cabdicasiis Samaale Oo Gaadhay Gabiley Iyo Ujeedada Kulan Ay La Yeesheen Maamulka Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Gabiley.
November 26, 2020 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Masuuliyiin xisbi xaakimka kulmiye katirsan oo u horkacayo wasiirkii hore ee maaliyada cabdicasiis samaale ayaa gaadhay magaalada gabiley oo ay kulan kula yeesheen masuuliyiinta xisbiga kulmiye ee gobolka gabiley, Ujeedadan kulan ayaa hayd sidii bulshada gobolka gabiley loogu wacyi galin lahaa in ay isdiwaan galiyaan qaataana kaadhka codbixinta. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Diyaarado Nooca Qumaatiga U Kaca Ah Oo Joog Hoose Ku Duulaya Oo Dul Heehaabayay Deegaano Somaliland ... Gudoomiyaha Golaha Guurtida Oo Gudi U Saaray Mudane Murashax Doorashada Puntland Uga Ololeeyay Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Shacabka Degmada 26juun La Tukaday Salaadii Jimce Iyo Arimaha Uu Ka Hadl... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|