|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Xildhibaan Baar Siciid Oo Ka Hadashay Sida Ay Bulshada Usaamaysay Dhibaatada Tahriibtu Iyo Dhacdooyin Inagu Cusub!
November 22, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Baar Siciid oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa doodii manta ee golaha kaga hadashay dhibta ay bulshada reer Somaliland ku hayso tahriibta iyo waalid iyo caruurtii uu dhalay oo ka dalka wada tahriibay Sidoo kale xildhibaan baar ayaa soo jeediyay in Ajandaha kalfdhiga golaha lagu daro samaynta xeerar khuseeya bulshada iyo sidii looga hortagi lahaa tahriibta iyo ka ganacsiga dadka. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Fanaanad shamis Qarda Jeex Oo Madaxwayne Bixii Iyo Wasiirkiisa Arimaha Gudaha Ugu Baaqday In Ay Xilk... DAAWO :Badhasaabka Gobolka Gabiley Oo Soo Gabo Gabeeyay Kulan Lagaga Hadlayay Khasaarihii Duufaana... DAAWO; Axkaamta Soomka Sheekh Maxamed Macalin Cabdi Carab Iyo Faa'idooyinka Ku Duugaaan. Qaybtii 2aa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|