|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wafti Ka Socda Dalka Jabuuti Oo Booqasho Ku Yimid Magaalada Saylac Iyo Ceelasha Milixda Ee Toqoshi.
November 6, 2020 - Written by Editor:“Saylac Waxaanu Unimidnay In Aanu Ka Dhisno Deked Kaluumaysi”Waftiga Jabuuti. SAYLAC(W,N)-Wafti ka socda Dekedaha Jabuuti Iyo Aaga Ka Caagan cashuuraha Oo ay Weheliyaan Safiirka Somaliland Ufadhiya Dalka Jabuuti iyo khuburo ka socotay Dalka Holland ayaa booqasho ku yimid Magaalada Saylac iyo ceelasha milixda ee Toqoshi ee gobolka salel.
Masuuiyiin kamid ah waftiga Ayaa faah faahin ka bixiyay ujeedada booqashadooda iyagoo sheegay in saylac laga dhisi doono deked kaluumaysi, biyaha magaalada ay kusoo celisana laga xidhi doono.
HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Daawo:Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Oo Si Heer Sare ah Loogu Soo Dhaweeyay Dalka Isku Taga Im... Hargeysa: Ehelada Marxuum U Geeriyooday Xanuunka Covid19 Oo Loo Diiday Meydka Inay Qaataan Ilaa Ay K... "Waanu Joojinay Wadahadalkii Soomaaliya, Mana Aqbaleyno In Aan Hadal Lasii Wadno Nin Maalin Walba Ku... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|