|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Televisionka Al Carabiya Oo Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Layeeshay Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland.
November 29, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Televisionka Caalamiga ah Ee Al carabiya Qaybtiisa ka carabiga ku ku hadashay oo suxufiyiin ka socdaa Soo gaadheen caasimada somaliland ee hargaysa ayaa Waxay Waraysi Dhinacyo badan taabanaya la yeeshay wasirka arimaha Gudaha somaliland Maxamed Kaahin Axmed kaasi oo Ku saabsanaa abniga iyagoo dhanka kale wax Ka waydiiyay somaliland iyo midowgii ay la gashay somaliya iyo xaalada ay hada ku sugan tahay jamhuuriyada somaliland iyo waxyaabaha ka Hortaagan in ay caalamku aqoonsadaan HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARAYSIGAN OO AFCARABI AH;
Related posts:Wasiirka Wasaarada Isgaadhsiinta Oo Kulan La Qaatay Gudi Hoosaadka Golaha Wakiilada Kana Warbixiyay ... Dhacdo Naxdinle; Hooyo Umul Ah Oo Gaadhi Dawlada Hoose Leedahay Si Badheedh Ah Ujiidhay Iyo Xog Wara... Daawo:Sidii Maanta Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Berbera Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cab... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|