|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Suldaan Cumar Oo Wasaarada Arimaha Gudaha Ugu Baaqay Inay Wada Rarto Kaantaroolada Magaalada Hargaysa.
November 24, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Suldaanka guud ee beelaha dega degmada axmed dhagax iyo hawd suldaan cumar ayaa wasaarada arimaha gudaha ugu baaqay in aanay rarin uun laba kaantarool ee koonfurta hargaysa balse ay wada rarto kaantaroolada magaalada hargaysa ee dhinac kasta HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|