|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Qaar kamid Ah Ciyaartoygii Hore Ee G, Togdheer Oo Ka Hadlay Ganaaxa Lagu Soo Rogay Xulka Gobolka Togdheer.
November 11, 2020 - Written by Editor:BURCO(W,N)-Qaarkamid ah ciyaartooyadii hore ee gobolka togdheer ayaa si adag udaadifeeyay go,aan wasaarada ciyaaraha Somaliland xulka gobolka togdheer ciyaaraha gobolada mudo afar sano oo xidhiidh ah in aan gobolka togdheer ka qaybgalay ciyaaraha dalka. Sidoo kale ciyaartoygan hore ee gobolka togdheer ayaa sheegay in ganaaxa wasaaradu ku soo rogtay gobolka togdheer aanu ahayn mid meelna kaga jira xeerka fifa iyo midkaleba HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Maamulka Gobolka Gabiley Iyo Xubno Katirsan Gudida Qandaraasyada Oo Kormeer Ku Tagay Dhaam Biyood La... Dawlada Hoose Ee Gabiley Iyo Wasaaarada Hawlaha Guud Oo Kormeeray Wadooyinkii La Qorsheeyay Fariinta... Hub Kadhigis lagu Sameeyey Dhalinyarada Xaafada Maxamed Mooge Oo Tartan Kubada Cagta Ah Loo Furay+Dh... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|