DAAWO;-Madax-dhaqameedka Gobolka Awdal Oo Ka Hadlay Diwaan Galinta Iyo Fariinta Ay Udireen Shacabka! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Madax-dhaqameedka Gobolka Awdal Oo Ka Hadlay Diwaan Galinta Iyo Fariinta Ay Udireen Shacabka!
November 23, 2020 - Written by Editor:

BOORAMA(W,N)-Qaarkamid madax dhaqameedka gobolka awdal ayaa ka hadlay diwaangalinta codbixiyayaasha oo dhawaan ka bilaabmaysa gobolka awdal

Sidoo kale madaxdhaqameedka gobolka awdal ayaa shacabka ugu baaqay in ay qaataan kaadhka codbixiyayaasha oo mudo kooban soconaysa qaadashadiisu.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS