|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Shir Uu Niarobi Kaga Qaybgalay.
November 2, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga Ucid eng faysal cali waraabe ayaa faah faahin ka bixiyay ujeedada shir uu kaga qaybgalay magaalada Nairobi ee dalka Kenya Kaasi oo ay iskugu yimaadeen madax ka kala socotay beelaha dir islamarkaana lagaga arinsanayay wixii laga yeeli lahaa saami beelaha dir ee baarlamaanka somaliya Sdoo kale neg faysal ayaa sheegay in aanay jirin wax layidhaa somaliya islamarkaana loo baahan yahay in gudaha somaliya looga ololeeyo qadiyada Somaliland. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Guddida Qandaraasyada Qaranka Oo Shaaciyay Tartanka Qandaraaska Timirta Iyo Tirada Shirkadaha ka Qay... Daawo:Kaadiriinta Kulmiye Oo Sida Fiinta Uga Qayliyay Wararka Sheegay In Magaalada Adisababa Kulan Q... DAAWO; Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada Oo Deeq Gaadhsiiyay Hooyooyin Ay Duruufaha Coronavirus Saameey... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|