ADIS ABABA(W,N)-Ciidamada milatariga dawlada fadaraalka itoobiya ayaa la sheegay in ay maanta sitoos ah weeraro culus ugu qaadeen caasimada ismaamula tigreega ee maqale halkaasi oo ay difaac adag kaga jiraan ciidanka tplf iyo shacabka oo isku duubani
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;