“Waxaa Muuqata In Muuse Biixi Iyo Xisbigiisu, Inagu Wadaan Aragtida Ah, Hal Xisbi Oo Kaliya Dalka Oo Dhan”Siyaasi Dhimbiil. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Waxaa Muuqata In Muuse Biixi Iyo Xisbigiisu, Inagu Wadaan Aragtida Ah, Hal Xisbi Oo Kaliya Dalka Oo Dhan”Siyaasi Dhimbiil.
October 7, 2020 - Written by Editor:

BURCO(W,N)-Siyaasi Maxamed Cabdi Jaamac Dhimbiil oo kamid siyaasiyiinta da,dayar ee hormuud ka ah dhalinyrada reer somaliland hanka leh ayaa madaxwayne biixi ugu baaqay in la furo ururada siyaasada  oo wakhtigii loo mudeeyay ay mudo koobani ka hadhsan tahay.

Sidoo kale siyaasi dhimbiil ayaa ka hadlay khudbadii madaxwayne biixi ka jeediyay shirwaynihii xisbiga oo uu ku tilmaamay in ay ahayd khudbad hanjabaado ku jireen.

Dhanka kale siyaasi dhimbiil ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in agaasimayaashii guud ee qaranku dhex fadhiyeen shirwaynihii xisbiga kulmiye halka qaarkoodna ay kamid yihiin golaha dhexe.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS