|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirkii Hore Ee Warshadaha Jsl Oo Ka Hadlay Kaadiriintii Xisbiga kulmiye Ee Laga Saaray Golaha Dhexe!
October 11, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)- Wasiirkii hore ee Warshadaha somaaliland ee xukuumadii Axmed siilaanyo Shucayb Maxamed Muuse ayaa ka hadlay shirwaynihii xisbiga kulmiye iyo gabi ahaanba golaha dhexe ee xisbiga looga sifeeyay kaadiriintii hore ee xisbiga oo kamid ahaa Dhanka kale wasiir shucayb ayaa ka hadlay waxa uu isagu ku ahaa golaha dhexe ee xisbiga oo ahayd xilka wasiirnimada balse hada aanu shaqo ku lahayn. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO;Dawlada Hoose Oo laba Wado Ka Dhagax Dhigtay Qaarkamida Xaafadaha Magaalada Hargaysa Iyo Masha... Golaha Wasiirada DDS Oo Kulan Yeeshay Iyo Nuxurka Qodobada Ay Kasoo Saareen Xaalada Dalka Itoobiya. Siyaasi Axmed Muumin Oo Sheegay In Ay kala Tageen Reer Awdal Iyo Kulmiye, Ex Madaxwayne Riyaale Ugu ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|