|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Caafimaadka Jsl Oo Xarun Caafimaad Ka Dhagax Dhigay Deegaanka Xuun Shalay Ee Gobolka Gabiley,
October 26, 2020 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Wasiirka caafimaadka Somaliland oo ay weheliyaan Badhasaabka gobolka gabiley iyo maayarka magaalada gabiley iyo xubno katirsan maamulka gobolka ayaa deegaanka xuunshalay ee gobolka gabiley ka dhagax dhigay xarun caafimaad. Waxaana munaasibadan dhagax dgiga ah ka hadlay maayarka magaalada gabiley,dadwaynaha deegaanka iyo wasiirka wasaarada caafimaadka oo isagu bulshada kula dardaarmay in ay ilaashadaan xarumaha loo dhiso dadka deegaanku.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:DAAWO;-Maamulka Gobolka Gabiley Oo Ka Qaybgalay Olole Dhiig Shubis Ah Oo Lagu Daahfuray Cisbitaalka ... DAAWO;-Xildhibaan Cabdikariim Axmed Mooge Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Kulankii Ay Wada Yeesheen Madaxw... DAAWO; Maxkamadda Degmada Hargeysa oo Xukunno ku Riday Magafeyaal Tahriibiya Dadka Iyo Magacyadooda COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|