|
|||||
WAJAALE NEWS
“Somaliland Saxbay Ku Tahay In Ay Ku Gacan Saydho, Heshiiska Farmaajo Iyo Wakiilka QM Ee Somaliya”Siyaasi Cadami.
October 27, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Cabdiraxmaan Cadami oo kamid siyaasiyiinta reer Somaliland ee ka faalooda arimaha geeska Africa iy carabta ayaa ka hadlay xaalada Somaliland ee xiligan isagoo xukuumada madaxwayne biixi ku dhaliilay talaabada maamulka farmaajo ugagag gacan haadiyeen qaramada midoobay. Sidoo kale siyaasi cabdiraxmaan cadami ayaa soo dhaweeyay go,aanka ay Somaliland ku joojisay wadashaqayntii haayadaha qaramada midoobay. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Dawladda Farmaajo Ku Eedeeyay Inay Baa’biisay Wixii Somaliland La g... Dekedda Berbera Oo Kordhisay Cashuurihii Ay ka Qaadi Jirtay Alaabaha ka Soo Daga Iyo Dekedaha Jabuut... Daawo:Maxamed Xaashi Cilmi Oo Si Adag U Naqdiyay Mooshinkii Dheemaalaysnaa ee Maanta Labada Gole Ku ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|