|
|||||
WAJAALE NEWS
“Reer Gabiley Waxaan Leeyahay Maanta Ayay Gobolnimadu Ugu Dhow Dahay Ee Madaxwaynuhu Ha Sexeexo”Siyaasi Rashiid.
October 12, 2020 - Written by Editor:HARGASYA(W,N)-Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari (Sheekhul Axmarka) oo kamid ah siyaasiyiinta reer Somaliland Ayaa ka hadlay safarka madaxwaynaha Somaliland ku jooga gobolka awdal iyo kulamo uu la yeeshay madaxda dhaqanka Sidoo kale Siyaasi Rashiid ayaa madaxwaynaha Somaliland usoo jeediyay in uu dhamaystiro gobolnimada gabiley oo uu sheegay in ay badan sodoh ahayd isagoo shacabka reer gabiley ugu baaqay in ay xisaabtamaan oo aan maanta madaxwaynuhu lasoo dhaafin ku dhawaaqista dhamaystirka gabiley. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Madaxweynaha Jsl Oo Xafiiskiisa ku qaabilay Madax ka Socotay Shirkada GULHAN LTD. DEARSAN.Co, Oo Lag... Madaxwaynaha Oo Shacabka Jsl Tacsiyadeeyay Geerida Marxuum Suldaan Bare Oo Galabta Ku Geeriyooday M... “Muslimiinta Waxaynu Dagaal ku Qaadnay Dhulkooda Oo Aynu ku Xasuuqnaa, Haddana Waxaynu Doonaynaa Ina... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|