Mujaahid Axmed Mire Oo Si Qiiro Leh Uga Hadlay Munaasibada Lagu Maamuusay Duuliye Axmed-dheere. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Mujaahid Axmed Mire Oo Si Qiiro Leh Uga Hadlay Munaasibada Lagu Maamuusay Duuliye Axmed-dheere.
October 30, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Mujaahid axmed mIre Maxamed oo kamid ahaa saraakiishii SNM Ayaa ka hadlay xuska lagu maamuusay duuliye Axmed dheere oo 1988kii dawladii siyaad bare ka diiday in uu duqeeyo maatida hargaysa

Sidoo kale muj axmed mire ayaa axmed dheere ku sifeeyay qof ehlidiin ah oo damiir lahaa

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS