“Waxaan Joogaa Dalka Emaraadka Carabta, Waanan Caafimaad Qabaa, Waxan Leeyahay Dadka Markaan Meel Ubaxa Leh Madaxwaynihii Ayaa Xanuunsana, Waxba Kama Jiraan Caafimaadkana Ilaahay Ayaa Haya” Madaxwayne Axmed Siilaanyo
DUBAI(W,N)-Madaxweynihi Hore Ee Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud “Siilaanyo” Oo ku sugan dalka Emaraadka Carabta ayaa Beeniyay hadalkii uu madaxwayne muuse biixi ka Sheegay shirwaynaha Xisbiga kulmiye ee ahaa in uu Xanuunsanayo Aas Aasihii xisbiga kulmiye Axmed siilaanyo sidaana uu shirka kaga maqnaaday.
Hada Madaxwaynihii hore ee Somaliland ahna aas aasaha kulmiye oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in aanu xanuunsanayn dalka uu si deg deg ah u imanayo isagoo fariin udiray dadka leh wuu Xanuunsanayaa
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
https://youtu.be/cwMItOsUW7o