|
|||||
WAJAALE NEWS
Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Hadhimo Sharafeed Usameeyay Xulka Gobolka Maroodi Jeex, Kuna Wareejiyay Qalab Ciyaareed.
October 28, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Maayarka Caasimada Hargaysa Cabdiraxmaan maxamuud caydiid ayaa hadhimo sharafeed lagu dhiirigalinayo usameeyay xulka gobolka maroodi jeex Uga qaybgalaya tartanka gobolada somailand oo maanta ka furmay magaalada hargaysa. Waxaana hadhimo sharafeedkan ka hadlay badhasaabka gobolka maroodi jeex iyo xubno kale. Sidoo kale maayarka caasimada ayaa kelmado dhiiri galin ah ujeediyay xulka gobolka maroodi jeex. Dhanka kale maayarka caasimada ayaa xulka gobolka maroodi jeex ku wareejiyay qalabka ciyaaraha HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Wasaarada Xidhiidhka Golayaasha Somaliland Oo Ka Hadashay Murankii Ka Dhashay Mooshinka Haamaha Kayd... Madax dhaqameedka Beelaha Gabooye Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamuusay Dhigooda Beelaha Gabooye Ee bari... DAAWO ; Kalfadhigii Golaha Deegaanka Gabiley Oo Sobobay In Dagaal Gacan ka Hadal ahi Dhexmaro Xild... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|