Kooxda Xidigaha Geeska Oo Xaqiijiyay In Fanaan Cabdihani Ka Fadhiisanayo Fanka. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Kooxda Xidigaha Geeska Oo Xaqiijiyay In Fanaan Cabdihani Ka Fadhiisanayo Fanka.
October 1, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Midkamid xubnaha fanaaniiinta xidigaha geeska ayaa kahadlay wararka sheegaya in fanaanka cabdihani xaashi oo ka fadhiisanayo fanka

Masuulkan ku hadlayay afka xidigaha geeska ayaa xqiijiyay in cabdi hani ka fadhiisanayo fanka isalamaraana hada uu ku caabaysanayo markista culimada ee haleeya agtiisa.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS