Haweenaydii Ugu Horeysay Ee Muslim Ah Ee Xilka Maayarnimo Ka Qabata Dalka Ingiriiska Oo Is Casishay Iyo Sobobta! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Haweenaydii Ugu Horeysay Ee Muslim Ah Ee Xilka Maayarnimo Ka Qabata Dalka Ingiriiska Oo Is Casishay Iyo Sobobta!
October 11, 2020 - Written by Editor:

UK(W,N)-Raaqiya ismaaciil oo ahayd gabadhii uhoraysay ee muslim ah maayar ka noqota magaalooyinka dalka Ingiriis ayaa xilkii iska casishay iyo xubinnimadii xisbiga shaqaalaha ee dalka Uk kadib markii ay kala kulantay cunrinimo taasi oo kala saraysiinaysa dadka ingiriiska.

Sidoo kale raaqiya ismaaciil oo ah gabadh kasoo jeeda Somaliland ahaydna maayarka magaalada Ilestone iyadoo xisbiga shaqaalaha dalka Uk ku eedaysay in kala kulantay cunsuriyad

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

COMMENTS
LINKS