|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Cabdiraxman Cirro Oo Sheegay In Laga Helay Covid19 Iyo Xaaladiisa!
October 23, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ee wadani Cabdiraxmaan Cirro oo ku sugan dalka dibadiisa ayaa sheegay baadhintaan lagu sameeyay kadib in laga helay coronavirus Gudoomiyaha xisbiga wadani ayaa qoraal uu xaaladiisa cafimaadka in xanuunka covid19 ee laga helay ku baahiyay barta uu ku leeyahay xidhiidhka bulshada Wuxuna udhignaa Sidan; “ALXAMDULILLAAH calaa kulli xaal, maanta waxa la iga helay Corona Virus [covid19] baadhis kaddib. Waxa aan ku jiri doonaa karantiin-iskay ah oo toddoba maalmood ah sida dhakhtarku ku taliyey. Caafimaadkayguna aad buu u fiican yahay.” Guddoomiye Cirro
Related posts:Hogaanka Xisbiga Ucid Oo Kulan La Qaatay Wafti Ka Socda Beesha Caalamka Iyo Arimaha Ay Ka Wada Hadle... Xukuumada Jsl Oo ka Hadashay Kulan Madaxwayne Biixi Iyo Wasiiro Dawlada Somaliya Ku Dhexmaray Magaal... Israaiil Oo Heshay Farriin Ka Timid Ururka Xisbulah Oo Laba Askari ka Dishay Maalintii Shalay, COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|