Gudoomiyaha Komishanka Oo Ka Warbixiyay Halka Ay Marayaan Udiyaar Garowga Doorashooyinku. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Komishanka Oo Ka Warbixiyay Halka Ay Marayaan Udiyaar Garowga Doorashooyinku.
October 31, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha gudida doorashooyinka Somaliland oo maanta hortagay gudida arimaha gudaha ee golaha wakiilada Somaliland ayaa ka warbixiyay halka ay umarayaan hawlaha udiyaar garowga doorashooyinku

Sidoo Gudoomiyaha gudida doorashooyinka ayaa sheegay in doorashada golayaasha wakiilada iyo deegaanka loo mudeeyay in ay qabsoomaan

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS