DAAWO;-Wasiirka Arimaha Gudaha Oo Ka Hadlay Kufsi Iyo Dil Magaalada Burco Gabadh Loogu Gaystay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wasiirka Arimaha Gudaha Oo Ka Hadlay Kufsi Iyo Dil Magaalada Burco Gabadh Loogu Gaystay.
October 13, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada arimaha gudaha somalilad maxamed kaahin ayaa ka hadlay dil iyo kufsi loo gaystay gabadh reer burco ah isagoo sheegay in aan marnaba la aqbalayn in ka odayaysa sharciga la marin doono eedeysanaha loo hayo dilkan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

COMMENTS
LINKS