|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Shirkii Nabadaynta Ee Deegaanka Adhicadeeye Ka Socday Oo La Soo Gabo Gabeeyay Iyo Qodobada Kasoo Baxay.
October 31, 2020 - Written by Editor:LAASCANOOD(W,N)-Shirkii nabadaynta beelaha walaalaha ee gobolka sool uga deegaanka Adhicadeeye Ka socday mudo laba bilood ah ayaa lasoo gabo gabeeyay. Xdhitaanka shirkna Nabadaynta ayaa waxaa ka qaybgalay wasiiro ka socday xukuumada Somaliland. Gabo Gabadii shirkan ayaa laga soo saaray Qodobo door oo la xidhiidha sidii loosoo afjari lahaa shaqaaqadii ka dhaxaysay labada beelood ee walaalaha. HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO;-Siyaasi Cali Dhagoole Oo Madaxwayne Biixi Raalin Galin Ka Siiyay Hadal Uu Ku Duray Xildhibaan... Daawo:" Saldhiga Berbera Si Qaawan Baanu Uga Hadleynaa , Waana Hadimo Qarankan U Soo Hoyatey ".. Siy... Maxay Tahay Xaqiiqada Dhabta ah ee Taala Magaalada Jigjiga Xarunta Dawlad Deegaanka Somalida Ethiopi... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|