|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Ganacsade Cali Waraabe Oo Ujawaabay Hogaamiye Xirsi Iyo Siyaasi Axmed Talyaani Oo Hore Uga Hadlay Arimo Ku Saabsan Shirkadaha Shidaalka.
October 25, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)- Ganacsade Cali Ibraahim Ciise “Cali Waraabe” oo kamid ah ganacsatada reer somaliland ee dalka shidaalka keenta ayaa jawaabo isbarkan ka bixiyay hadalo kasoo ala yeedhay hogaamiyaha xisbiga wadani xirsi cali xaaji xasan iyo siyaasi axmed muxumed cumar (axmed talyaani) kuwaasi oo siyaabo kala duwan ku hadlay shirkad lagu wareejinayo haamaha shidaal. Ganacsade cali ayaa labada masuulba duray hadalkooda isagoo sheegay in aanu xirsi xiligan kala dhex gali karin shirkadaha iyo xukuumada HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Siyaasi Ismaaciil Buubaa Oo Sheegay In Siyaasada Xisbiga Kulmiye Tahay Mid Jahowareersan Oo Fashil A... Xildhibaan Maydhane Oo Jawaab Kulul Ka Bixiyay Hadal Meel Dhac Ku Ah Shacabka Reer Boorama Oo Kasoo ... “Waxaan Hambalyaynaa Akhyaarta Tagtay Boorama, Ee Ka Hor Tagay Qaska Inyar Ee Wax Ma Garatada Ahi” G... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|