DAAWO;-Aas Qaran Oo Magaalada Muqdisho Loogu Sameeyay Marxuum Cali Khaliif Galaydh. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Aas Qaran Oo Magaalada Muqdisho Loogu Sameeyay Marxuum Cali Khaliif Galaydh.
October 10, 2020 - Written by Editor:

MUQDISHO(W,N)-Madaxda maamulka somaliya ayaa maanta aas qaran magaalada muqdisho ugu sameeyay marxuum prof cali khaliif galaydh oo laba cisho ka hor ku geeriyooday magaalada jig jiga ee ddsi.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS