|
|||||
WAJAALE NEWS
Xisbiga Wadani Oo Xukuumada Ku Dhaliilay In Ay Dayacday Ilaalinta Bada Berbera Oo Maalin-walba Dad Liqda.
September 30, 2020 - Written by Editor:BERBERA(W.N)- Gudoomiyaha xisbiga wadani ee gobolka saaxil ayaa k ahadlay laba wiil oo maalintii shalay ahayd ay liqda bada berbera isagoo eheladii ay ka baxeen udiray tacsi Sidoo kale gudoomiyaha xisbia wadani ee gobolka saaxil ayaa xukuumadu ku eedeeyay in ayna samayn wax lagaga hortaga dhalinyrada maalinwalba ku haligmaysa badda berbera iyo xataa wax maydka qof lagaga soo saaro balse la sugo inta ay badu soo tufayso. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Ciidamada Kala Taageersan Abuu Zubeyr Iyo Abuu Mansuur Oo Maanta Dagaal Culus Uu Ku Dhax Maray Degma... WAR SAXAFADEED;Beesha Caalamku Oo ka walaacsan Cawaaqib Xumada AY Somaliland Ka Abuuri Karo, Go’aan... Bariga magaalada London Lagu qabtay Xaflad Balaadhan Oo Lagu Soo Dhaweynaayey Tageerayaal Kasoo Diga... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|