Xildhibaan Waabeeye Oo Jawaab Kulul Siiyay Xil, Bukhaari, Kana Difaacay Eedo Uu Ujeediyay Maxamuud Xaashi, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Waabeeye Oo Jawaab Kulul Siiyay Xil, Bukhaari, Kana Difaacay Eedo Uu Ujeediyay Maxamuud Xaashi,
September 9, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan waabeeye oo kamid xildhibaanada golaha wakiilada ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay hadalo jawaab aan meel haysan oo xildhibaan bukhaari  kaga dareen celiyay eedihii ex wasiir maxamuud xaashi ujeediyay madaxwayne biixi

Sidoo kale xildhibaan waabeeye ayaa bukhaari ugu baaqay in aanu ka hadal arimo aan loodirsan uuna gaf ku kacay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS