|
|||||
WAJAALE NEWS
“Waxay Iila Muuqataa In Maxamuud Xaashi Baqay, Oo Uu Kusoo Dhici Waayay Tartarka, Balse Aanay Jirin Cilad Kale”Gudoomiye Xinif.
September 9, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Gudida Qaban Qaabada Ee Shirwaynaha Afraad Ee Xisbiga kulmiye Cabdikariim Axmed Maxamed “Xinif” ahna gudoomiyaha haayada qaxoontiga iyo Barakacayasha qaranka ayaa ka jawaabay eedo uu siyaasi Maxamuud Xaashi Cabdi Oo kamid ahaa siyaasiyiintii hanku kaga jiray in ay isku soo sharaxaan gudoomiyaha xisbiga Usoo jeediyay qaab loo maamulay shirwaynaha xisbiga. Sidoo kale gudoomiye Xinif ayaa iska difaacay eedaha uu gudida shirwaynaha usoo jeediyay maxamuud xaashi isagoo sheegay in gudidoodu ay waafaqsan tahay xeerka xisbiga oo dhigaya in uu gudida qaban qaabada shirwaynaha uu magacaabayo Gudoomiyaha xisbiga ahna madaxwaynaha jsl muuse biixi cabdi Oo Uu Siyaasi Maxamuud Xaashi dhaliilo culus ujeediyay qaabka uu umaamulay shirwaynaha xisbiga kana baxay heshiisyadii laysku ogaa ee wareejinta gudoomiyaha xisbiga kulmiye HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:DAAWO; Xukuummada Somaliland oo Go’aamo Adag kasoo Saartay Dagaalo Mar kale ka Dhacay Ceel Deegaank... Xukuumadda Somaliland Oo Deeq Raashin Ah Gaadhsiisay Dadkii ka barakacay Magaalada Laascanood Ee Ku ... Isuduwihii Wasaarada Ciyaaraha Ee Gobolka Togdheer Oo Iscasilay, Eedo Culusna Ujeediyay Maamulka Gob... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|