|
|||||
WAJAALE NEWS
Wakiilka Tiawan Ufadhiya Somaliland Oo Kulan La Qaatay Masuuliyiinta Wasaarada Caafimaadka Iyo Agab Uu Ku Wareejiyay.
September 20, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)- Wakiilka dalka Taiwan ufadhiya somaliland iyo masuuliyiinta wasaarada caafimaadka somaliland ayaa wada yeeshay kulan kaasi oo ujeedadiisu ahayd sidii hor loogu qaadi lahaa wada shaqaynta labada dale e dhinaca caafimaadka. Sidoo kale wakiilada dalka tiawan ayaa agab caafimaad ku wareejiyay wasaarada caafimaadka somaliland kaasi oo lagaga hor tagi doono xanuunka coronavirus. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Oo Wararkiisa Laga Mamnuucay In Lagu Faafiyo Warbaahinta Ku Hadasha ... DAAWO; Xuska Dhalashada Nabigeenii Suubanaa N,N,K,H Oo Lagu Qabtay Magaalada Hargeysa Iyo Masuuliyii... Prof Axmed Ismaaciil Samater Oo Shaaciyay In Uu Dhawaaqi Doono Urur-siyaasadeed Cusub, Muxuuse Ka Yi... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|