“Waan Soo Dhawaynayaa In Farmaajo Cadeeyay In Ay Somaliland Ay Gooni Ka Tahay Somaliya” Siyaasi Axmed Maxamuud. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Waan Soo Dhawaynayaa In Farmaajo Cadeeyay In Ay Somaliland Ay Gooni Ka Tahay Somaliya” Siyaasi Axmed Maxamuud.
September 19, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Axmed Maxamuud  oo wasiir kuxigeen ka ahaa wasaarada ganacsiga xukuumadii axmed siilaanyo ayaa soo dhaweeyay hadal kasoo yeedhay  madaxwaynaha somaliya farmaajo oo shaaciyay in Somaliland gooni ka tahay somaliya.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS