“Waa Nasiib Daro In Barkhad Iyo Wasiir Kuxigeenku In Ay Dadka Ka Hor Ooyaan, Waxayna Qalbiyada Dayarta Ku Beeraysaa Naxli”Ucid
September 1, 2020 - Written by Editor:
HARGAYSA(W,N)Xoghayaha xidhiidhka gobolada ee xisbiga ucid ayaa ka jawaabay hadalo dhawaan kasoo yeedhay afhayeenka xisbiga wadani iyo wasiirkuxigeenka caafimaadka oo sheegay in takoor lagu hayo
Mudane cabdiqani salaf ayaa afhayeenka xisbiga wadani barkhad jaamac batuun usheegay in aanay jirin cid takoor ku haysaa