Mudo-Haraad Lagu Taageerayo Maxamuud Xaashi Oo Dhacay Magaalada Oog.
September 11, 2020 - Written by Editor:
OOG(W,N)-Magaalada oog ee gobolka saar ayaa waxaa galinkii danbe ee maanta ka dhacay isku soo bax balaadhan kaasi oo lagu taageeryay siyaasi maxamuud xaashi oo dhawaan hadlay.
Mudo haraadka ayaa waxaa ka hortgay ciidanka booliska kuwaasi oo xabsiga utaxaabay qaarkamid ah dadkii isku soo baxay.
Maayarka magaalada oog ayaa ka waramay sida ay wax udhaceen.