Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex Oo Laashay Qaarkamid Ah Qodobadii Xukuumadu Kusoo Eedaysay Mulkiilaha Astaan Cable. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex Oo Laashay Qaarkamid Ah Qodobadii Xukuumadu Kusoo Eedaysay Mulkiilaha Astaan Cable.
September 3, 2020 - Written by Editor:

HARGASYA(W,N)- Maxkamada gobolka maroodi jeex Ayaa laashay qaarkamid qodobadii xeer ilaalintu kusoo eedaysay mulkiilaha Astaan cable Cabdimanaan yuusuf cali kuwaasi ooh ore ay udiideen qareenada udoodayaa

Gudoomiyaha urura suxufiyiinta Somaliland Maxamuud Cabdi Jaamac Xuuto ayaa faah faahin ka bixiyay qodobada ay maxkamadu qaraarka ku laashay.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS