|
|||||
WAJAALE NEWS
“Madaxwayne Muuse Biixi Wuxu Xisbiga Kulmiye, Cagta Usaaray Dhabo Cagaagle Oo Kalidii Talisnimo Ah”Siyaasi Maxamuud Xaashi
September 8, 2020 - Written by Editor:“Shirka Xisbiga Kulmiye Uma Arko Madal Wax Lagu Dooranayo ee wuxu u afduuban Yahay Muuse Biixi”Siyaasi Maxamuud Xaashi HARGAYSA(W,N)-Wasiirkii hore ee wasaarada mmadaxtooyada Maxamuud Xaashi oo hore ushaaciyay in uu isku sharixi doono gudoomiyaha xisbiga kulmiye ayaa ka hadlay arimo badan oo keenay in aanu isku soo taagin iyo sida xisbigii kulmiye uu u afduubay muuse biixi madaxwaynaha dalku Sidoo kale maxamuud xaashi cabdi ayaa eedihii ugu cuslaa ujeediyay madaxwayne biixi iyo xukuumadiisa isagoo ku eedeeyay in uu ka baydhay jidkii xisbiga kulmiye xeerkii uyaalay Dhanka kale wasiirkii horw ee madaxtooyada ayaa shaaciyay in uu dagaal adag la gali doono muuse biixi iyo xukuumadiisaba HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Gudida Qaban Qaabada Aaska Marxuum Maxamed Xaashi Cilmi Oo Shaaciyay Wakhtiga La Keenayo Maydkiisa. “Koronuhu Adduunkii Buu Kala Xidhay, Oo Uu Kala Xayiray, Ee Dadkeena Waxaa Looga Baahan Yahay Inuu Q... War-Murtiyeed:Hala doodo, waa wax hala hagaajo,Yaan la doodin oo sacabkuun hala tumo waa dibu-socodn... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|