BALI GUBADLE(W,N)-Koomishanka Doorashooyinka Somaliland Oo ay Weheliyaan Masuuliyiin Ka Kala Socday Sedex Xisbi Qaran ayaa magaalooyinka Bali gubadle iyo Oodwayne ka bilaabay Tijaabada Diwaangalinta Cobixiyayaasha.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;