Hanti Dhawrka Guud Ee Qaran Oo Xabsiga Utaaxabay Qaarkamid ah Shaqaalaha Wasaarada Maaliyada. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Hanti Dhawrka Guud Ee Qaran Oo Xabsiga Utaaxabay Qaarkamid ah Shaqaalaha Wasaarada Maaliyada.
September 8, 2020 - Written by Editor:

BURCO(W,N)-Kuxigeenka guud ee xafiiska hanti dhowrka guud ayaa faah faahin ka bixiyay baadhitaano ay ka sameeyay gobolada dalka iyo shaqaale wasaarada maaliyada ee gobolka togdheer ka tirsan oo ay xabsiga utaxaabeen.

HALKAN  KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS